(Akhriso) Dowlada Somalia oo ka hadashay duqeyn Maanta ka dhacday gobolka Bari

War-saxaafadeed Hawlgal ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidamada Qaranka iyo saaxiibadooda Maraykanka ayaa lagu dilay horjooge ka tirsan Daacish. Hawlgalkan oo ahaa duqeyn ayaa ka dhacay deegaan lagu magacaabo xiriirro oo ka tirsan degmada Isku shuban ee gobolka Bari. Hawlgalka oo dhacay 14-kii aprill ayaa ahaa mid ka mid ah dedaalada lagu wiiqayo awoodda … Continue reading (Akhriso) Dowlada Somalia oo ka hadashay duqeyn Maanta ka dhacday gobolka Bari